Download lagu FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso. Mp3

FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso.

Uploader: Aw-makatoone

Duration: 2 Menit 22.00 detik

Fast Download



Klik kanan dan open LINK new Tab setelah proses convert selesai
Apabila tampil halaman iklan, tutup halaman tersebut Lalu klik kembali Tombol DOWNLOAD MP3/MP4

Deskripsi:

Title: FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso.
Contributing Artist: Aw-makatoone
Album: FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso. - Single
Date: 02 October 2016
Duration: 2 Menit 22.00 detik
Type of file: Audio MP3 (.mp3)
Audio Summary: mp3, 44100 Hz, stereo, s16p, 128 kb/s

Ceebtii ugu xumeyd,waa kuwaas Soomaalidii oo Mareykanka (gaalada) isku dacweynayso.Qaarkood ayaa leh, reer hebel waa Argagixiso iyo reer hebel ayaa sidaa ah.(Arintan waxay ku saabsan tahay dhacdadii murugada lahayd ee uu Mareykanka ku laayey ciidamo Soomaaliyeed oo ka tirsanaa maamulka Galmudug oo ku sugnaa dulleedka magaalada Gaalkacayo).Wiilka su’aasha weydiiyey wuuxu yiri: Dawlada Mareykanka ayaan caddeyn iyo baaritaan ka rabnaa,Qabiil iyo cid Soomaali ahna sooma hadal qaadin,mana uusan sheegin.Lkn Gabarta Soomaalida iyadaaba gaalka (safiirka) uga hor martay jawaabtii.Qoftu indha adkaa, aaway edebtii iyo xishoodkii,bal eega sida ay u hadlayso, sow wax laga yaqyaqsoodo,oo lala yaabo ma aha?.Gabarta naceybka ay u qabto walaaleheeda Soomaalida iyo kuleylka haya muxuu yahay? Ma qabyaalad baa heerkaa gaarsiisay? Midda kale dawlada Mareykanka ee laysay Soomaalida ayey difaaceysaa, warbixin qaldanna siinaysaa?
Download Lagu Gratis FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso. di Gudang Lagu - Lagu456, Download Lagu FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso. Mp3 - Lagu Terbaru. Download Lagu FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso. ,Download Video FADEEXO Soomaalidii oo Mareykanka gaalada isku dacweynayso. 3gp Mp4
Click to Install Lagu456.vip